Metadata-Version: 2.4
Name: ceejiyelang
Version: 2.0.0
Summary: Luuqadda programming-ka ee Af-Soomaali
Home-page: https://github.com/ceejiye/ceejiye-lang
Author: Ceejiye
License: MIT License
        
        Copyright (c) 2025 CeejiyeLang Contributors
        
        Permission is hereby granted, free of charge, to any person obtaining a copy
        of this software and associated documentation files (the "Software"), to deal
        in the Software without restriction, including without limitation the rights
        to use, copy, modify, merge, publish, distribute, sublicense, and/or sell
        copies of the Software, and to permit persons to whom the Software is
        furnished to do so, subject to the following conditions:
        
        The above copyright notice and this permission notice shall be included in all
        copies or substantial portions of the Software.
        
        THE SOFTWARE IS PROVIDED "AS IS", WITHOUT WARRANTY OF ANY KIND, EXPRESS OR
        IMPLIED, INCLUDING BUT NOT LIMITED TO THE WARRANTIES OF MERCHANTABILITY,
        FITNESS FOR A PARTICULAR PURPOSE AND NONINFRINGEMENT. IN NO EVENT SHALL THE
        AUTHORS OR COPYRIGHT HOLDERS BE LIABLE FOR ANY CLAIM, DAMAGES OR OTHER
        LIABILITY, WHETHER IN AN ACTION OF CONTRACT, TORT OR OTHERWISE, ARISING FROM,
        OUT OF OR IN CONNECTION WITH THE SOFTWARE OR THE USE OR OTHER DEALINGS IN THE
        SOFTWARE.
        
Project-URL: Homepage, https://github.com/mohamettapthi75-dot/CeejiyeLang
Keywords: somali,programming-language,education,transpiler,african-languages
Classifier: Programming Language :: Python :: 3
Classifier: License :: OSI Approved :: MIT License
Classifier: Operating System :: OS Independent
Classifier: Topic :: Education
Requires-Python: >=3.7
Description-Content-Type: text/markdown
License-File: LICENSE
Requires-Dist: click
Requires-Dist: rich
Requires-Dist: prompt_toolkit
Requires-Dist: pygments
Requires-Dist: colorama
Dynamic: author
Dynamic: home-page
Dynamic: license-file
Dynamic: requires-python

# 🇸🇴 CeejiyeLang v2.0.0

**CeejiyeLang** waa luuqad programming oo casri ah, looguna talagalay bilowga (beginners). Waxay ku dhisantahay luuqadda Python, laakiin ereyadeeda muhiimka ah (keywords) waxaa loo beddelay **Af-Soomaali**. Waxaa loogu talagalay inay ardayda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u fududeyso barashada cilmiga Computer-ka.

```
╔═══════════════════════════════════════╗
║          CeejiyeLang v2.0.0           ║
║   Luuqadda Programming-ka ee Af-Soomaali║
╚═══════════════════════════════════════╝
```

---

## 🚀 Rakibaadda (Installation)

Waxaad ku rakibi kartaa CeejiyeLang deegaan kasta oo leh Python (Termux, Linux, macOS, ama Windows).

### 1. Termux (Android)
Fur Termux ka dibna qor amaradan:
```bash
pkg update && pkg upgrade -y
pkg install python git -y
git clone https://github.com/mohamettapthi75-dot/CeejiyeLang
cd CeejiyeLang
bash install.sh
```

### 2. Linux (Ubuntu/Debian)
Fur Terminal-ka ka dibna qor:
```bash
sudo apt update
sudo apt install python3 python3-pip git -y
git clone https://github.com/mohamettapthi75-dot/CeejiyeLang
cd CeejiyeLang
bash install.sh
```

### 3. Pip (Habka guud)
Haddii aad hore u haysato Python iyo Pip:
```bash
pip install git+https://github.com/mohamettapthi75-dot/CeejiyeLang.git
```

---

## 🛠️ Sida loo isticmaalo (Usage)

Markaad rakibto ka dib, waxaad isticmaali kartaa amarka `ceejiye`.

### A. Terminal-ka Tooska ah (REPL)
Si aad u gasho meesha koodhka lagu tijaabiyo, qor:
```bash
ceejiye
```
**Tilmaamaha REPL-ka:**
- **Taageerada khadadka badan:** Markaad qorto `hadii`, `shaqo`, ama `wareeg` oo aad ku dhammaato `:`, REPL-ku wuxuu ku siinayaa fursad aad ku qorto khadad badan.
- **Taariikhda koodhka:** Isticmaal fallaadhaha (↑ ↓) si aad u aragto koodhkii aad hore u qortay.
- **Caawinaad:** Qor `caawi` si aad u aragto ereyada muhiimka ah.
- **Ka bixitaanka:** Qor `ka_bax` ama `bax` si aad uga baxdo.

### B. Socodsiinta Faylka (.cee)
Haddii aad haysato fayl koodh ah oo ku dhammaanaya `.cee`, u socodsii sidatan:
```bash
ceejiye run examples/calculator.cee
```

---

## 📖 Barashada Luuqadda (Syntax Guide)

Halkan waxaa ku yaal tusaalooyinka ugu muhiimsan si aad u bilowdo:

| Af-Soomaali | Python | Sharaxaad |
| :--- | :--- | :--- |
| `daabac` | `print` | Qoraal soo saar |
| `geli` | `input` | Macluumaad weydii |
| `tiro` | `int` | Ka dhig tiro |
| `hadii` | `if` | Haddii xaalad jirto |
| `kale` | `else` | Haddii kale |
| `hadii_kale` | `elif` | Xaalad kale |
| `inta` | `while` | Ilaa ay ka dhammaanayso |
| `wareeg` | `for` | Ku wareeg liis |
| `shaqo` | `def` | Samee function |
| `celi` | `return` | Natiijo soo celi |
| `soo_celi` | `return` | Natiijo soo celi |
| `fasalka` | `class` | Qeexitaan class |
| `nafta` | `self` | Tixraaca shayga (optional) |
| `u_yahay` | `==` | Ma u yahay? |
| `kama_yahay` | `!=` | Ma ka duwan yahay? |
| `iyo` | `and` | Iyo |
| `ama` | `or` | Ama |
| `ku_lacal` | `+=` | Ku dar oo ku keydi |
| `ka_jar` | `-=` | Ka jar oo ku keydi |

### Tusaale Koodh ah:
```python
# Tani waa barnaamij yar
magac = geli("Magacaaga qor: ")

hadii magac == "Ceejiye":
    daabac("Soo dhawow abuuraha luuqadda!")
kale:
    daabac("Asc " + magac + ", ku soo dhawaaw barashada programming-ka!")
```

---

## 📁 Galalka Mashruuca
- `ceejiye/`: Koodhka rasmiga ah ee luuqadda.
- `examples/`: Barnaamijyo diyaarsan (Calculator, Chatbot, iwm).
- `tests/`: Koodhka lagu tijaabiyo luuqadda.

## 🤝 Ka qayb-qaadashada
Waan soo dhawaynaynaa qof kasta oo raba inuu horumariyo luuqadan. Fadlan akhri [CONTRIBUTING.md](CONTRIBUTING.md).

## 📜 Shatiga (License)
Mashruucan waxaa lagu daabacay shatiga MIT - fiiri [LICENSE](LICENSE).
